Cidna ma bedeli karto jaceylka aan adiga kuu qabo, ogowna waa balan marnaba kuma cidleyn doono oo waxaad ibartay dhadhanka jaceylka uu leeyahay.
Jawigu waa mid aaad qurux badan, Jaceylkana waa dareen aad u macaan. La,aantaada noloshu dhadhan malahan mana ahan mid dhameystiran.
Markii aan adiga ku arkay ayaaan arkay farxad, Markii aad adiga ii soo dhawaatay ayeey siyaaday farxadeyda.
Dhoola cadeyntaadu waxa ay ii tahay wehel, Waxaa tahay dareenkeyga, ma tihid dhiigeyga balse waan kuu damqadaaa, mana tihid wadnageyga laakin waxaan diyaar u ahay in aan xanuun walbaa kula qeybsado.
Dadku waxa ay dhahaan jaceylku sabab la,aan ayuu qalbigaada ku beermaa, Haa haa waa run sababtoo ah sabab la,aan ayaad qalbigeyga dagtay, waayoo aad baan ugu farxay markaad ku soo biirtay nolosheyda.
Waxaan dareemay in aad tahay qofka aan dunidaan ka raadinaayay mudo badan. Waxaad I bartay dhadhanka ay leedahay nolosha. Waxaad isiisay farxad aan la qiyaasi Karin. Waxaad dhameys tirtay riyadeydii qabyada ahayd. Sow ma ogid in aad tahay dhameystirkii nolosheyda, riyadii mustaqbalkeyga, rajadii nafteyda, farxadii qalbigeyga, aragtidii indhaheyga, dareenkii wadnaheyga. Runtii waxaa tahay ruux aan doortay aniga, dareenkeyga iyo qalbigeyga uu raacay.
Uma maleeyo in uu jiro ruux aan kugu doorsanaayo, intii daain uumay adigaan kaa doortay. Ma jirto meel aan kaaga dheeraado, maxaa yeelay dareenkeyga iyo daryeelkeygaba xagaaa ayeey jiraan.
Waxaad iga dhigtay qof wax badan ka fahmi karo wejiyada ay noloshu leedahay.
Ma aqaano waxaaan ku dhaho mana aqaano waxaan kuugu mahadceliyo balse waxaa tahay aduunkeyga oo dhan. Waxaan ogahay in aan helay ruux ruuxdeyda u ah nolol oo weliba si, waali ah aan u jeclaadaa
Iga gudooon qalbi dacaad ah niyad saafi ah farxad joogta ah qadarin gooni ah jaceyl dhab ah.
jaceyku waa naxariis haddii la helo tahay in ay ka go an tahaay in ay isku hibeyan dareen daacad iyo tii alle ku dhehan tahay kana madax banaan ujeedo aan uurka ku jirta iyo afka barkiisa.
macaaney quruxey sida dahab maar ku jira ama dab habeen mugdiya lashiday baad dadka ka dhex muuqataa allaw il xun iyo mid xaasid kaa dhawr.
qalbigaygu waxuu ku qabooba aragtidada indhahayguna waxay ilinta dadiyaan markaad hab isiiso oo aad ii sheegto in aad i jeceshahay.
arageena kala dheer maankeeena wada jiira isku muhashadeena intuu marinku xidhan yahay
waxa aan dareemaya farxad weyn tan ilaa markii aan kula kulmay waliba ku jeclaaday waxa aad tahay jacaylka noloshayda iyo riyadayda.
Magacaaga ayaan ku qoray samada laakin dabaysha ayaa qaaday magacaga ayaan ku qoray ciidda laaking hirka ayaa qaadaay magacaga ayaan ku qoray qalbigeyga laakin weligiis wuu ku qornaan doonaa.
Maalintii noloshaydu is beddeshay weligeed...waa maalintii aan ku arkay markii ugu horreysay..
Markaan ku tabo waxaan daawada sawiraadaada waxaan galaa xasuus laakin markaan xusuusto anagoo wada jognoo waan ilooba in aan kala fognahaay.
dadku waxa ay dhahaan jacelku lama arki waa la dareemi karaa oo kaliya laakin dadkaasi weey qaldanyihiin maxa yeelay waxaan arkay marar badan waxaan ka arkay jacelyka dhabta ah indhahaaga wana waxa ugu quruxda badan ee aan waligeey arkay.
waan ku jeclahsy hadii aan ku dhaho macnaheedu ma ahan in an iska kaa dhahaayo balse waxaan raba inaan ku xasuusiyo inaa tahay qofka dunida ugu wanagsaan ee aan arkay.
ma rabo nolol dhameystiran kaliya nolol farxad badan oo aan adiga kula qaato.
nolosheyda waa mid qurxon jacaylka aan dareemana waa mid macaan maalinkastana farxad ayan helaa intaas oo dhana waa adiga dartaada.
waxad tahay qof la jecleysto gabadhkastana wey jeclan laheyd in ay ku hesho lkn kuma helayaan waayo anigaa ka nasiib badan ayaga.
adiga inaan ku jeclaadey haddey khalad tahay marnaba ma rabo inaan sax ahaado.
maalintaan kula kulmay waa maalinitii iigu ficned nolosheyda waxa rajeynaa sida aan isku jecelnahaay inaan weligeena isku jeclaan doono.
Geraar jaceyl oo raali gaalin ah
gabadhii aan jecleyee
gayaanka aan kasoo xushaay
gacaladeydii qaaliga aheydeey
god inaan ku dhacoo
geeri aan daris la noqdiyo
gargar inaad ii fadisaa labadaa un bey mid noqone
guule weynihi na uumaan
gacmaha uu hoorsanayaa
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG
👉 PALYSTORE Haddii 100 qof ay ku jecashahay waana ka mid ah ahay ,
haddii hal qof uu ku jecel yahayna kaasi aniga waaye aniga waaye aniga waaye
Xabiibi haddii aad
tahay qofka labaad ee aan jeclahay , hadaba waa kee qofka koowaad ee aan ka
jeclahay , jawaabtu wax ay tahay maba jirto , mar waliba adiga ayaa ii ah qofta
koowaad ee aan jeclahay
Haddii riyada la
dlaban karo waxaan Alle ka dalban laha in aan adiga kugu riyoodoNaftaada waan
kaa jeclahay
Waxa aad tahay tuug weyn, waayo wadnaheyga aad xaday
maba sifeyn laheyn arimahaani oo idil haduusan Jaceylkaada i
qaadi laheyn
waan ku Jeclahay
adigoo ii dhow waan ku Jeclahay adigoo iga fog,intaba adigaan ku jeclahay .
aad iyo aad ayaan kuu
Jeclahay waa tahay Nolasheyda iyo Qalbigeyga
. Gaclisadeydiyey adiga waxaa tahay Jaceylkeyga ugu horeeyey
ugana dambeeyay waqti walbo xagaagi ayaan ahay .
Gacalisadeydiyey
Hadaadan adiga ila joogin wax farxad ah ma sameeyi .
. waligeyga kuma ilobi doono Maalin walbo iyo Saacad walbo
ilaa ay geerida iga timaado
Gacaliso Nolal ma jirto adiga la`aantaada Qof ma jiro aan
nolasheyda ku aamini karo ilaan adiga ka aheyn
waxaa tahay Qalbigeyga iyo Nolashyeyda Ha igu kalifin inaan
u dhinto Jaceylkaaga Dartiisa.
Qalbi Duufaanada Ayaan Kugu Soo Dhiibaa Shumis Iyo Fariimo
Culus O Katurjumayo Xinjiraha Wadnaheyga Uu Ku shaqeeyo Waqtiga Xigana Biriqda
Roobka Ayaan Kugu Soo Dhiibi Doonaa Nafteyda Oo Idil,
Waan Ogahay Ma Imaan
Karo Halkaad Joogto Dhib Maleh Waan Kusugayaa Caawa Waana Kuduceysanaya Markan
Indhaha Xero Inaan Riyada Ku kulano Oo Aan Nafta Ku wadaagno.
. Kumanaan miles Ayaa noo Dhaxeyo Hadane Kalama Maqnin xubi
Waayo Qalbiyadeena Ayaa Mideeysan.
Meel Walbo Aad Aado, Wax Walbo Aad Sameyso, Waqti Walbo Oo
Nakala Geeyo, Hadana Baahidaan Kuuqabo Igama Nusqaanto Oo Weli Waan Kusugayaa.
Markan kutabo Sawiradada Ayaan Daawadaa Xusuus Ban Galaa
Lakin Markan Xususto Anagoo Wada JognoWaan Iloobaa Inaan Kala Fognahay Oo
Gacmahan Xabadka Kudhajiyaa Anoo Ilmeynaa.
.Markaad Aniga Ixasuusato Eeg Dayaxa Caleemaha Iyo Quruxda
Gudihiisana Eeg Waayo Dayaxa Hadad Eegto Ana Aan Eego Isla Waqtigaas
Labadeenaba Waan Wada Aragnaa Halkaas Dayax Marka Qalbi Miyaanan Isla Joogin Ma
Anagaa Kala Fog.
Markaad
Dareento Kelinimo Fiiri Farahaaga inta Banaan Ee Udhaxeyso Kadib xusuuso
faraheyga Xiligaan Kubuuxinayay Farahada Inta Kabanaan, waqtiga haduu Noo
Saamaxeen Inan Wada Jogno wax dhib Ah maleh Waayo Samirka Ayey Naftena
Baraneysaa
Conculusion
Erayo Jaceyl oo naxariis badaan ayeey ahaayeen wixi an so bandignee inshaalah waxaan so badiin doona kuwakaale oo badaan ee kuxirnaaw marwalba websitekeena adhigo mahadsaan.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG
👉 PALYSTORE