Erayo jaceyl oo amaan ah | oo macaan badaan 2022

0

Erayo jaceyl oo amaan ah

erayo naxariis badan oo jacayl

erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

erayo jaceyl oo gaaban

erayo macaan oo shukaansi ah

erayo jaceyl oo macaan

erayo amaan ah qoraal

fariin dareen jacayl

erayo jaceyl oo dhab ah

APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE

Erayo jaceyl oo amaan ah

APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE



Love Qoutes 

erayo jaceyl

  • Qali kaliya waxaan Raba inaan kaa farhiyo sawabto ah waxaa tahay sawabta farxadayda. 

  • Meshaa kaliye Ee Aan kudareemo deganaan, farxaad Naxaris iyo xasilooniba waa laabtaada. 

  • Ubuxu  waa casaan casanku dhiig dhiigu waa darere dareruhu waa Dareen daarenkuna wa jaceyl  jacylkuna waa lamaane. 
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE

  • Jaceylkagu igu weyn xasuus tadu igu badan ,

  • Farxad waxaa igu filan inaan adigu ku haysto ood garabkeyga midigna tahay. 

  • Mararka qaar waxaa jiirto waxayaabo qalbigeyga ka dhex guuxa oo ku sheegi Karin. 

  • Waxaa laga yaba inaanan ahayn


  • qalbiga marku i xanuunayo oo ay murug iyo walwal  i heyso waxaan ogahaay dawadeeda in ad adiga hayso,

  • Marka ku tabo waxaan daawada sawiraadaada waxana galaa xusuus laakin markaan xusuusto anagoo wada jogno, waan iloobaa in aan kala fognahay.

  • Bulshada adigoo dhex jooga boggaygu hadduu jeclaado inuu baylah kuu tilmaamo kolnaba kuu baqii maayo.

  • waxaan maalintii kaa fikiraa hal mar halkaas marna waxa ay qaadaneysa 24 saacadod

  • ma hubo sababta aad ii dooratay, laakin waxaan dareemayaa inaan ahay qofka dunida ugu nasiibka badan waxaana rajaynayaa inaan ku noolaado qaab cadeynaya inaan mudanahay sharaftaan.

  • waxaan jeclahay nolosheyda maxaa yeelay adiga ayaan ku heystaa waan kujeclahay maxa yeelay waxaa tahay nolosheyda

  • Haddii shinuda ogaan laheyd macaanka labaadaada dibnood malabka way ka so tagi laheyd oo dibnahaga ayaay ku noolaan lahayd.


  • kalgacal ma ku wada aqal galna cashaqana wada doogsanaa muxibada ma wada diirsanaa dareenka ma ku wada dalxiisna farxada ma wada dadaheynaa danta meel ma u wada jiheynaa jacaylka ma wada xusna habeen, maalin iyo xili walba.

  • waxaan wali xusuustaa waqtigaan is baraniyo kulankeeni kooobaad wadnahayga laabtiyo qalbigayga kama gu iin cashaaqaan wadaagniyo kalgacaylki waayaaha.

  • ifka raaxo guuliyo guri lagu nagaadiyo gacaltooyo wartiyo gobonimo ku noolow

  • quruxdii noloshaay naruuriyo nasteexadu haku hilaacdo, nasiinada iyo qalbiga samidu haku deeqo niyadaan ku hibeeyo axdigeena iyo nolol qeybsigeena shaki iyo shaydaanba Alle haku dhowroo, naq iyo nuur ha u da een jacaylkeena.

  • dabacsanida hadalkiyo daganantu inan yahoow waa waxa dareenkiyo nafta damaca galiyee kaaga doortay qayrkaa

  • markaad ku soo  biirtay nolosheyda wax walba waxay ii noqdeen wax cusub, nolosheyda waxay noqotay mid nasiibka wanaagsan la saxiib ah, farxadeydana mid dhameystiraan, waan ku jeclahay habeen wanagsaan macanki/ama macanto.

  • dhaayaha u roonow waxaan hubaa un inaad tahay mucjiso la yaab leh inaad tahaay muuqal quruxoon oo naftu naawishay  inaad tahay higsi iyo ilays ii baxaya  ma aqaan wax an kugu mislaalo kaliya un waxaan hubaa qof aan kugu doorsan laha inuusan joogin dunidaan helitaan kagaguna ii yahay farxad iyo naruuro lgu xamdiyo oo wadata hididiilo nolol barwaqo leh.


  • maalinta ugu quruxda badan nolosheyda waa maalinta adiga kula kulmay, waqtiyada ugu wanaagsan ee nolosheyda waa daqiiqadihii an adiga kula soo qaatay jacelka aan adiga ku qaabo waa mid sii xoogeysanayo maalinba maalinta ka dameyso.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
  • Ha iska dhigin in aad i ganayso waxaan isku dayay in badaan in aan murugadeyda ka qariyo adne waad i rumeysatay markaan kuu iri waan fiicanahay 

  • kawaran hadaan ku sheego in ls sheekeysigaagu uu la mid yahay anoo kumanaan daruura laabta galiyey ama samadoo xidigo badan ka buuxo an dawanayo.

  • kalimada waan ku jeclahay markad ii timid ee aad igu tiri  maaqano wixi igu dhacay jecelkaga laantiis waan lunsanaa, waxaan dareemy erey walbo oo aad i dhahday in uu runyahay  jacelkaaga waa ugu macaan ee nolosheyda soo maray intii an noolaa.

  • waxaaad ahayd halka shey ee i farxad galiya markasta maa garan karo sida aad isugu badashay mid qalbigeyga xanuun ku baahiya markasta

conclusion

waa erayo jaceyl oo amaan ah waxaan filiya inaad kafaidheysaate waxakaale oo an kusodarne sawiiro aad isticmaali karto oo hd ah oo quality uu saareyo.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE


Post a Comment

0Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !