WHAT IS LOVE ?
waxaan halkaan kuguso gudbinaya erayo jaceyl oo aad macaan waxaad udirii kartaa qoofka kugu qaliga ah ama hadaay tahaay gabadh ama wiil, sidaaas daradeed jaceyku waa waax kuu abuurma qofka oona ubahaan marwalba in u qofka awood uleyaahay inuu barta erayo uu kaga bixi kaaro xalada jeceyl baal ilaa soco
waa erayo jaceyl
Here I wiil bring you words of love whch you can use for your girlfriend or also your boy friend
1. waxaad igu abuurtay dareen kasoo lamagac baxay jacayl waxad itustay kalgacayl kaasoo igeliyey farhad.
2. Naftu wey kuu xistay weyna ku jeceshahay hana ka dheeraan waligaa
3. Runti qalbiga u tahay macaan waan ku jeclahaay
4. Qaaliyey nolasha wa qaali, da''duna waa sidii ubixii oo kale noloshaan ad ujeedo waa maalmo kooban jeceylkana waa hal mar ixasuuso, marwalbo haddan ahay qof la xasuusto.
5. Xurmo iyo wanaag xubi iyo jacayl xiiso aan dhamaan adigaan xabiibi xaqiiq ku qaba.
6. Xanuunka jaceyl xisaab malahoo darta xisuhu xadkaba dhaafyo adaan kugu xiraay xiskiyo maanko
7. Mudnatii haweenkee mankeyga qaaday muxibaad i gelisoo ma nastoo habeen qudha mana quuto anfaacayge maa ii diir naxaysaa mudnantaan jeclaayeey.
8. Quruxdii noloshaay naruuriyo nasteexadu haku hilaacdo, nasiinada iyo qalbi samida haku noqdeen macaan. Nasriga Alle haku deeqo niyadaan ku hibeeyo axdigeena iyo nolol qeybsigeena shaki iyo shaydaanba Alle haka dhoroo, naq iyo nuur ha u da''een jacaylkeena.
9. Subixii ma ubaahni inaan saacadeyda ku xirto alarm si aan u kaco, maxaa yeelay waxaad ku dhex nooshahay wadnaheyga gudihiisa waaga markuu baryo waxaad u toostaa inaaad quraac noo sameyso markaad wadnaheyga ka soo dhex toosto ayaan aniguna toosaa taasi ayaa alarm ii ah.
10. Teleefanka aan message-ka kaaga soo diro xili walbo wuxuu u baahanyahay inaan magacaga ku qoro oo aan kuusoo diro, sida dhulka ugu baahanyahay roob teleefoonkana ugu baahanyahay jaajar ayuu jaceylkeenana ugu baahanyahay waraabin joogto ah.
11.Waxaa inoo dhaxeeyo badweyn, buuro, iyo bari aad u dheer, anigu maahi dabeyl lakin hal sikin isii waxaan kuusoo dirayaa jaceylkeyga, oo aan soo gooynayaa inta dhul ee noo dhaxeyso, waanba kuusoo diray maheshay xabiibi.
12. Roobku markuu da”ayo macquul maahan inaad aragto qoraxda, balse xasuusnoow waa halkeedii oo kama maqno, anigana waxaan filayaa anagoo kala fog indhaha aaysan isqaban Karin, hadana weli inaan halkeenii nahay.
13. Marna ma arki kartid sida aan kuugu xiisay, marna ma ogaan kartid sida aan kaaga taxadaro, marna madareemi kartid sidaan kuu jeclahay, waxyaabahaas dhan si aad u ogaato wadnaheyga ayey ku dhexjiraan makuu dilaaciyaa si aad u ogaato wax walbo.
14. Hadii aan ku dhaho waan fiicanahay beri waxaa dhici karto inaan ku dhaho mafiicni hadii aan kulano waxaa ku xigto inaan hadane kala tagno, lakin waxaa mar waliba aan ku dhihi karaa waan kuuxiisay, maxaa
yeelay si joogto ah aan is badal laheyn
ayaan kuugu xiisaaa.…Markuu qof si xad dhaaf ah kuu jeceyl yahay waxaad ka qaadaa ad adeyg, balse markaad adigu si xad dhaaf ah qof u jeceshahay waxaad ka qaadaa dhiiro gelin
aan dhamaad laheyn Ma ogtahay 3 eray oo aad i dhahdo adigoo
indhaheyga eegayo in aan ku dareemayo inaan ahay qofka aduunka ugu nasiibka badan “Waan Ku Jeclahay” Sadaxdaas Eray nolosheyda wax weyn beey ka badalaan ee
haka daalin mar walbo inaad dhagta iigu dhibciso..
15. Jaceylku Iyo dabeyshu waa isku mid waa labo sheey oo jirku dareemo, balse maahan shey gacanta lagu qaban karo, ama la taaban karo.
16. Mar Weliba aad Fariin iisoo dirto waxaan ku xafidaaa qalbigeyga, mar waliba aad i eegto waxaan ku keydiyaaa xusuusteyda, Eray
walbo aad i tidhaado waxaan u gudbiyaaa maskaxda, adiga iyo ficiladaada waa kuwo ku weyn nolosheyda.
17. Dhagteyda Si xan ah uguma aadan odhan waan ku jeclahay, waayo erayadaasi waxey si toos ah ugu dhaceyn qalbigeyga waxeyna horay u dumiyeen ama u jejebsheen dhamaan darbiyadii ku xeernaa qalbiga, waxaad furatay wadooyin adigoo dhan walbo ka geli karo qalbigeyga.
18. Ma ogtahay macaan halkii mar ee aad shumiso dhabankeyga in qalbigeyga ka masaxmaan dhamaan wixii xumaan ah, halkaasina aan kusii qaad dareen iyo jaceyl xadkoodii gudbay
19. Maanta Oo idil waan kuu wacayay anigoo kugu yeerayo magacaaga, adiguna imaad imaan markaan isweeydiiyay sababta aad igu imaan la’dahay qalbigeyga ayaa ii jawaabay oo igu yiri qofka aad sugeysid iney kuu imaato sow adiga kuma dhex
xidhin qalbigaag.
20. waxna laso kulmay dad badan waxaan so arkay dad naxariiis badan,balse adiga naxarista aan agtada ka dareemay maahan mid aan ebid dib u
helayo.
21. waxad si toos ah gacantada ugu qabatayuna taabatay qalbigeega waxan ku
jeclahay xabiib.
22. Qalbigeeyga adigaan kaa iibiyay kudhex nooloow waa balan weligaa waxaad ugu dhex
noolaaneysaa si lacag la’aan ah, malasocotaa macaane,macaanto qalbigeeyga waxaad ku
iibsatay jaceyl dhab ah aan dhamaad laheyn, sidaad ugu iibsatay jaceyl hadhoow ha ugu
guurin si naceyb ah, weligaa iigu dhex nooloow xinjiraha qalbigeyga.
23. Weligaa ha diidin qof noloshaada kusoo biiray adigoo xadkiisa siinayo, maxaa yeelay qofka wanaagsan wuxuu nasiiyaaa farxad, qofka xuna waxaan kala kulanaa inaan ku
cibro qaadano, oo aqoon baa nooga saaideyso, weligaa cidna ha iskala
weeynaaan.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
24. Xabiibi Xusuusnoow labo sirood ayaa jaceylka lagu kobciyaaa, markii aad Qaldantahay qiro, markii aad saxantahayna iska aamus, waayo aamusnaantaada waxa dareemo qalbigeeyga, oo si toos ah ugu xiran qalbigaaga.
25. Dhibicda roobka ah markii aad ku eegto indhahaada waxaad moodaa ineey aad u
yaryihiin, balse ubax sugayo oo u oomanaa dhibicdaas roobka ah ubaxaasi waxey ka
dhigtaa mid dhal dhalaalayo,
26.fariinta aad iisoo dirtay waa dhowr xaraf oo kooban balse waa xarfo ku weyn nolosheyda
Jaceylku maahan sidaad u hilmaanto ee waa sidaad u cafiso,mana ahan sidaad u
maqasho ee waa sidaad u fahanto
27. dhawaaqa wadnahaaga,islamarkaana aad u dareento ahmiyada uu qofkaas kale
xagaaga ka leeyahay,mana awoodid inuu qofkaas kaa tago waxa ay kugu qaadataba.
28. Keliya qalbiyo yar ayaa si fudud u cadeyn kara daacadnimada jaceylka dhabta
ah,dadka qaar waxey kugu qaldaan xoogaa dhoolacadeyn ah iyo illin been abuur ah,Ha
u ogolaan naftaada in dibindaabyadaas laguu dhigo.
29. Dadka qaar waxa ay yiraahdaan wa ay adag tahay in la xusuusto,waana kugu adkaataa
inaad cafiso,ha hilmaamin inaad iga cafiso qaladaadka yar yar,hana ilaawin waligaa
balantii dhexdeena.
30. kalsoonideyda,ha luminin,hadii aad qalbigeyga gacmahaaga ku heysana ha dhaawicin Kalsoonida waa sida muraayad oo kale,hadii mar la jibiyana lagama yaabo in dib la isugu keeno.
31. Ilmadu Waa Hadal Aan Afka Ka Imaan, Ee Si Toos Ah Ugu Imaato Qalbiga
32.Inta aad adigu nooshaahay anna nabad ku sugnahay nabar halista gaariyo naxdin hayga filan.
33. waxaad matasha nafteyda maa tihid marwadeyda qudhee.
34. rajadu ma dhamaato oo riyana lagama dhargee runtana maalin bey imaan.
35. jaceylkii loo samree niyada lagu wada sidee dhibtana laga wada jiraa aduunka ladheefsada.
36. subax kasta farxadaydu waxay ka bilaabata aragtidaa.
37. haddii laa i odhanlahaa nolosha oodhan meel kuqaado laabtaadaan kuqaadan lahaa.
38. nolosha waxay ibartay inuu jiro qof ku qimaynaya ku qadarinaya kunasiiya jacaylka mackiisa.
39. Aayahayga noloshad tahaay iyo ilayskiiye is ilaali axaad kale ifkani ii cuntami maye.
40. Aday nafta ku ogaalaatay adigaan dadka kaa jeclaaday waxaa tahaay aayahaygii.
Conclution
waxaan halkaas kuguso gudbiney erayo jacayl oo xuul ah waxaan filaya inaad kafaidheysateen, sidokale erayadas waxaad uu isticmaali karta gawada aad jeceshahay ama wilkaa aad jeceshahay
.png)