Soqado laptop kada iyo kafeygada waxan halkaan kuguso guudbiin doona sidaa ad ugu shaqeysaan laheed xifradadha manta .......
Sidaa lacag looga saameyo xifrada aad aqaanto waa habkaa Manta ugu ficaan ee aad ogaa faideen kartoo daadka ee haysoo bahiida waxaa aad aqaanto marka waxaad ubahaantahay inaad haysaato mobile ama computer laptop iyo internet.
Haddii aad raadinayso mushaharka ugu sarreeya, shaqooyinka xorta ah ee ugu fiican suuqa maanta, haddii aad xor u tahay dhinaca ama aad samaynayso wakhti buuxa, markaa waxaad timid meeshii saxda ahayd. Waa kuwan xulashooyinkayga boggaga internetka ee shaqada ugu fiican (oo ay burburiyeen warshaduhu) sanadkan.
Shabakadda Shaqooyinka Madax-bannaan ee ugu Fiican (si aad dhakhso ugu hesho Shaqada Madax-bannaanida) astaanta Sannadkan
Dhib malaha haddii ay tahay dhawr biilal ka badan kuwa caadiga ah maalmahan, hoos u dhac ku yimaada shaqadaada maalinlaha ah, madaxa oo si tartiib tartiib ah uga sii daraya, ama aad diyaar u tahay isbeddelka xawaaraha - dhabarkaaga waxaan ku helay kuwan madax-bannaan ee ugu fiican bogagga shaqada.
Mid ka mid ah diidmada ugu badan ee aad maqli doonto, waa inay qaadato waqti aad ku dhisto xirfad shaqo xor ah. Waxaad u baahan tahay inaad naftaada maalgeliso, hadday tahay fasallo, softiweer, ama sumad-saarid. Waxaad u baahan tahay inaad samayso xidhiidho, waxaad u baahan tahay inaad ku bilawdo shaqo mushahar hoose leh si aad u dhisto faylal-gacmeed oo aad magacaga halkaas uga hesho.
Haa, waxaas oo dhami waa run. Laakiin taasi macnaheedu maaha inaadan hadda bilaabi karin. Sida, HADDA.
Maxaa kamid ah wax yalaha laraabo inaad aqaanto oo online logaa shaqeysto
1. video editing
2.graphic design
3.image background removal
VIDEO EDITING
Sida loo saameyo muqalada hadaad qabiir kutahaay kaaliya waxaa lagaraba inaad ku shaqeysato waxaa jiiraa website badaan oo ka caawinayo inaad kushaqeysato xifrada aad ledhahaay sida fiver iyo people per hour, muqalada sofware lagu sameeyo waxaa kamiid oo laraabo inaad aqaanto premier pro ama after effect ama filmora markaa kuwaa iyo kuwaakalo badaan ayaa lagaa rabaa inaad barato sida logu sameeyo muqalada,
GRAPHIC DESIGN
Inaad taqaano sida loo naaqshadheeyo banners waa xifrada ugu suuq ween oo aad kafaidhi karto manta maxaa kamid ah waxyalahaa laraabo inaad taaqano suufi aad ogaa shaqeysaato suqaan
Postcards and flyers
Magazine and newspaper ads
Posters, banners and billboards
Infographics
Brochures (print and digital)
Vehicle wraps
Signage and trade show displays
Email marketing templates
PowerPoint presentations
Menus
Social media ads, banners and graphics
Banner and retargeting ads
Images for websites and blogs
waa waxyalahaa an isleyahaay hadaad taqaano waad kafaidheysaa markii ladaaho inaad ku shaqeysaato online marka sofware nocee ah ayaa laraba inaad barato hadaad rabto inaad noqoto qof graphic designer ah
1. photoshop
2.ilustrator
3.in design
Marwalba waxaa ubahantahay inaad barato xifradadha an kusoshege sida graphic desgn midaa kowaad waa photoshop
photoshop waxa lagusameeynii kara shaqooyin badaan oo kusabsaan graphic design sawirada in laguu qurxiyo sidokaale in lagusameyso background removal marka shaqooyinka lagusameynayo wey badaanyihiin, soqaado computer kafeygadha kadibna baaro sida eey ushaqeyso photoshop halkaan waxaan kusodigi doona video waxa sharaxaya ustaad abubakar jino waa youtuber so baandiga wax yalaha quuseeyo graphic design waxaadna kubaraneysa afkaaga hoyo ee afsomali.
sidokaale waxaad kaaheleysa sofware kaalee ee an koor ku xusnee sida ilustrator iyo in design
Image removal
qeybtaan waa qeybta ugu fudhuud oo qof kasta sameen kaaro in aad sawiir kasarto background daanbe wa wax fudhuud, halkaan waxaan kugu siin doona website kuu sahlaayo inaad sii fudhuud ku bixiso backgroud sawirka aad rabto wakaan websiteka sawirkiisa iyo linkisaa.
halkaan kudufo linkiga websiteka =<removegb>
marka hadii aad rabto inaad kashaqeysato xifradadha baro xirfadaha ankusosheege weey kucawin doonan hadad hoorey utaaqaane waxaan kubaari doona habkaa aad ugu shaqeysaneysiid.
How you can make money through freenlancer
sidee ayaad lacag ogaa sameen karta xifradadha waxaa jiira website badaan oo ad kashaqeysaan kartiid sida upwork, fiver, iyo people pr hour website yadaan an kushege wey kala duwaan yihiin sida logaa shaqeysto hadaan kusiyo example.
upwork
websitekaan waxaa ubadaan dadka sogudbiya shaaqoyinka ineey yihiin shirkadooyin iyo campny marka sida aad shaqa ku hshiidna weey adhagtahaay markaa kowaad waxaa ubahaantahay inaad sameysato account kadib aad sameysato waxa loyaqaano profile ama background wbsitekan waa in laguso aqbalaa markaad sameysato profile marki laguso aqbaalo kadib ayaa bilabeysa inaad radhiisa shaqada adhigaa aad uledahaay xifrada kadib waxad dalbaneysa shaqadas inaaad hesho.
LINKIGA upwork halkaan kudufo <UPWORK>
fiver
websitekaan asaga kagama bahna in laguso aqbaalo kaaliye waxu rawa inaad sameysato aacount kadibna aad sameysato profile shaqada aad taqasuus uledahay marka kadib waxaa laga raba inaad sugtiis in laguso gaalo messege oo ad hesho qof donaayo inaad shaqa uu qabaato.
LINKIGA HALKAAN KUDUFO < FIVERR>
people per hour
websitekaan waa websiteka ugu ficaan waqti xaadhirkaan an jognaa sawabto ah asaga malahaan competion badaan, sidaa an kugushegey kuwii hoore waxa laraba inaad account kasameysaato oo aad kadiba sameysato profile, intaas akdib ayaga ayaa udireysa applicationkada profle kadib ayaga kuso aqbalayaan wixi inta kadambeyo waxaad diirsaneysa shaqa kasto oo aad rabto inaad qabato wax looyaqano portopholio oo ah inaad rabto inaad aqaabato shaqadan,
waxaan diyaariye muqaal an ogaa hadlaayo websitekaan people per hour waxan kusodigaya halkaan hoose wuxu kujira youtube keena higsi online marka hadaa halkaan kudawo waxaan kusharaxaya sida aad account ogaa sameysaan kartid people per hour.
HAKAAN KUDUFO LINKIGA < PEOPLE PER HOUR>
Muqalkan youtube halkaan kadaawo
waxakaalo oo jiraa webitekaale oo aad xifrada kaga shaqeysaan karto markaa halkaan ayaan kusodigaya list website yada kaale
16 Best Freelance Websites to Find Work
1. Fiverr
2. Toptal
3. Jooble
4. Freelancer.com
5. Upwork
6. Flexjobs
7. SimplyHired
8. Guru
9. LinkedIn
10. Behance
11. 99designs
12. Dribbble
13. People Per Hour
14. ServiceScape
15. DesignHill
16. TaskRabbit
Conculusion
Ugu daanbeen waxaan kushegaya inaad shaqeysaan karto shaqa aad adhiga xoor utahay taas micanahedha ma ahaan inaad iskaa joojiso shaqa malin lahada aad hadaa kujirto lkn waxaan kawada waqti sii shaqada online midaa caadigana waqti sii oo jadawal sameysoo, marka inaad kushaqeysaato xifradadha waa habka kaali ee aad kunoqo karta qoof xoor ah oo madax banaan. hadaa bilaab oo shaqeyso hadii aad aqaanin xifradaha an so shegee manta bilaab oo baro adhigo gurigaga jooga ayaad abaran karto oo waxad adhegsaaneysa internet ka youtube ayaad kabaraan karta xifardahas. wabilahi towfiiq wixi sual ah comment nogu reeb adhigo mahadsaan.
