Sida Lacag Logaa Sameeyo Affiliate marketing Adhigo Jifaa

0

 Affiliate marketing


Suqaa loo yaaqno affiliate marketing waa suuq aad uu ween oo aad kasaamen karto lacag aad ubadaan malinti. Inshaalah manta waxaan halkaan idhin kusogudbinaya cashar kusabsaan affiliate marketing

whats is affiliate marketng?

markaa kowaad waxaad ubahaantahy inaad fahaanto waa maxay affilaite marketimg. affilaite marketing waa inaad suuqgeyn usameysaa qoof alaab iskaa leeh. ok Hadaa intaas fahaanto haadi aad qabto webstite waxaa shaanis uledaahay inaad noqoto qofka ugu firsaad fcaan inuu kashaqeystaa suqaan affiliate marketing maxa yelee waxaad haysata website aad kusogudbiin karto alaabta qoofka kaale ee aad rabtoo inaad suuq geysaa baal ilaa firi sawirkaan hoose


sidaa aad ujedaan sawirkaan websitekaan waxaa iskaaeh macalin an saxiib nahaay mesha an idiin calamadeye ee arrow waa affiliate product waxaad aragtaan inuu kuu xayasinayo software uu asaga laheen software hadii aad kaa ibsaato webstitekiisa asaga waxuu heleeya mushaqayaad. 

what you need to start you success in affiliate markting? 

waxaad ubahaantahy 2 labo sheey oo kalaa ah 

  • create a webstise for your niche
  • choose affiliate product to promote 
Baal an firino labadaan sheey oo an koor kuso xusaay 

  1. create a website for your niche
markaa kowaad waa inaad distaa webstite kaas oo kaa caawinayo inaad guul kaa garto affiliate mareting sidee ayaan udisi kara website ? waa sual aad u muhimsaan waxaad udisi karta labo qeyb midaa kowaad waa inaad sameysata website free ah hadii aad hayasanin budget amaa qoonda lacageed oo aad ugu talagashaay inad kusameysata webstite.

hadii ad doneyso website free ah waxad kasameysaan karta mesha loo yaqaano blogger waxaad tageysa google waxaadna kuu qoreysa blogger sidaa kaga muqataa sawirkaan hoose 


waxad kudufaneysa blogger kadib waxaa kuso bixi doona sawirkaan hoose 

waxad kadoraneysa sidaa ad kuu aragta calamada website kaas koore ee blogger kadib waxaa kusobixi doona sawirkaaan hoose.


 

kadib sida aad kuu aragtaanba sawirkaan waxaad kudufaneysa create kadib waxaa kusbixi doona mesha aad kuu qoori laheed magaca website kada intaas waxii kadaanbeeyo inshaalah waxaad sameysaan doonta webstite damestiiran.

waxaan halkaaan hoose kuso digaaya muqaal kahadlaayo sida loo sameysto website free ah hadii aad awoodin inaad lacag kubixisa website inaad sameysaato.

midaa labaad oo aad kusameysaan karto website waa inaad haysata lacag yaar oo aad kubiawii karta lacagtaas waxey udaxeysaa $50 ilaa $10 marka sii aad usmaeysato waxaad ubahan tahaay inaad gadhato domain iyo hosting.

domain iyo hostin waxa laga wada waxan kuso gudbiye casharadii hoore ee an halkaan kuso gudbiye 
markaa halkaan = clickhere =  kudufo oo aqriso waxaa laga wada domain iyo hosting.

    
       2.Choose affiliate product to promote 

Hadii aad dooratay topic aad ka hadhasho waxaa ku fudhudhaneyso inaad dorooto alaabta aad rabto inaad suuqgeyso, hadii topic aad kaa hadleyso uu yahaay sida jiirka loo diiso oo kaale waxaa jiira alaaab ubahaan inaad suuqgeysaa oo kusbasaan jiir diiska markaa sidokaale hadii aad kahadleyso cafiimad oo kaale waxaa jiira alaab aad suuqgeyn karto. marka marwalba waxeeey kuu xiraantahay tooic aad kaahadleysoo.

marka waxa jiira alaada badaan oo aad kaheleyso alaabta aad suuqgeyneyso sida 

  • Amazon associate 
  • Cj affiliate
  • clickbank
  • digistore24
iyo kuwa kaale oo badaan oo halkaan an kuso koobi kaarin 


conculusion 
waa haabka ugu fudhuud ee aad manata online lacag kagasaamen karto marka waxaan kulatalin laha inaad bilaawda isla manta oo aad kamiraa daalisa hadhafkada.









Post a Comment

0Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !