macaan erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh,
erayo naxariis badan oo jacayl,
erayo jaceyl oo macaan,
erayo jaceyl oo dhab ah,
erayo jaceyl dareen,
erayo jaceyl oo gaaban,
erayo jaceyl oo amaan ah,
erayo jaceyl oo xul ah,
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
1. Waxa aan u dhashay in aan ku jeclaado".
2. Jacaylka iyo naxariistu waa daruuriyaad, nolosha heerka sare ahi
ma aha wax daruuri ah. Jacayl iyo naxariis la’aan adduunku muu
jireen
3. Jawi kasta oo macaan, adiga ayaa macno u yeelay.
4. Araggaagu aniguu ii yahay
5. Ileys iyo iftiin aan ku diirsado.
6. jaceylka aaan kuu qabo waxa uu ku baahay jirkayga oo dhan waxa uu gilgilay qalbigeyga waxa uuna dhaqaajiyay dhuuxayga waan ku baryayaa macaanto ha ka bixin balaanti iyo wacadkii inoo dhexeeyay.
7.kama baqo tagitaanka cidna cida manta taggaysaa waxa iman doona bari mid ka wanagsan
8.runtii aniga wan ku jeclahay inaan ku jeclahay waxan ku ogaaday marwalba adiga ayan ka fakiira.
9.inaad tahay qofkii igu horeyey ee si saxan ii dareen siiya jacayl ka qiimahiisa.
10.waxa aad tahay qalbiga ugu horeeyyay ee an jeclaado waxana noqon qalbiga uga dambeeya ee an jeclaan doono.
11.waxaan noqday ruux adiga uun kuu nool marwalbana kaa fikiraa adiga jaceylkaadaga.
12.waxaad igu abuurtay dareen kaso lamagac baxay jaceyl. waxaad itusisay kalgacayl kaasoo aniga i farxad geliyay.
13. bulshada adigo dhex jooga boggayga hadduu jeclaado
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
