erayo jaceyl _ erayo jaceyl - erayo jaceyl
erayo naxariis badan
erayo jacayl qiiro
shukaansi jacey
erayo jaceyl dareen, Macaan erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh, erayo jaceyl qalbiga, erayo jaceyl xikmad leh, erayo jaceyl soo jiidasho leh, erayo jaceyl oo gaaban, erayo jaceyl oo qalbiga taabanaya, Erayo naxariis badan oo jacayl,
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
Qaraaca wadnahayga taabo
sidan kugu dhimanayo
Aad dhugatide
bal dhuux,
Labadiinu Waad isla Dhafri Jirteen , Waqti fiicaan ayaad wada qaadan jidheen, waa isku ooyi jidheen, midkiin midka kale la'aantiis majoogi karin, sheeko Aan Cajis Laheyn iyo fariimo Qurux Badan iyo Farxad Saaid Ah Dhaxdiina Aheyd Wax badan waa isla Sooqeybsateen 💔😰 Halkee Ku Danbeyaa Qofkaas
Maybe the love we talk is you ❤🤍❤
Laga yaabee jaceelka aan ka hadleynaba inaad adiga tahay ❤🤍❤
Sida dalku ugu baahan yahay dad dhisa, dadkuna ugu baahan yihiin dal ku filan, ayey noloshuna ugu baahan tahay jacayl dheelli-tiran, jacaylkuna u doonayaa nolol qurux badan iyo dad isku daacad ah.
Sidaa si la mid ah ayey indhaheyguna u door bidaan daawashadaada.❣
"Dadka ereyada macaan, waa ay ka hanasho badan yihiin kuwa kale."
Weedhiisa qofkaad jeclaato
Wadnaha ugu deeq markaaga.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
Haddii aan jawiga Jacaylkaaga iyo Badda jaaha wacan Jalaqsan isku helo
Jabba maan arkeen!
"Badi gabarkasta waxa ay doonaysaa in uu guursado nin lacag leh oo maalqabeen ah, laakiin marna kama fakarto yay guursan doonaan kuwii aad shiidka ka dhigteen!😢"
Sida sariirta lammaanuhu uga qurxoon tahay sariiraha kale, ayey nolosha qoysnimo uga qurxoon tahay ugana qaabaysan tahay nolosha kelinimo.
Bal soo eeg dhaayahayga
Jacaylka dhexdayda yaala
Dhambaal kiisay sidaane
Intaad dhegta saarto laabta
Wadnaha dhawdiyo garaaca
Bal dhugo jabaqdaa ka yeedha😊
Every heart has a soul and the soul of my heart is you. 🖤 ❤
Qalbi kasta wuxuu leeyahay naf, nafta qalbigayguna waa adiga. 🖤 ❤
Xishoodku muxuu i seejay
Xogtaada inaan ogaado
Si aan kuu xaal waraysto.
Xaqiiq anigoo tabaaya
Xurmada guurkiyo agtaada
Xaqayga maxaan ilaaway.
Kolleey waa xeer haweene
Intaad xalisaan dhibkayga
Xantayda u sheega wiilka.
Jawiyada macaan iyo jacaylka xiriir adag baa ka dhaxeeya.❣
Beeryarada oloshaan
Biyo sii ku oran laa🙈
Kun dhegood kalaamkaaga
Ku dhegaystay oo dhuuxay
Dhugtay oo taswiirtaada
La dhaygagay abuurtaada
Ku dhadhabay ag joogaaga. ❤
Kilkilayntu waa sade
Kol aroosa oo lada.🙈
Dartaa anigoo xanuunsan
Naftan xakamaha ka gooyay
Markaan xadka soo talaabay
Jaceylki miyaad xaraashtay.?😭
Jacaylku uma baahna cabasho, cabsi iyo in laga fogaado oo la iska beeniyo ee waxa uu u baahan yahay daryeel iyo dhowrid, waxa uuna ku nagaadaa kuna tarmaa tixgalin iyo maareynta himmilooyinkiisa fog.❤️
Weligay ma qorshayn in aan sidan oo dhan kuu jeclaado❤
" Qofna ha waydiin sababta uu kaaga tagay, kaliya u muuji sida uu kaaga maarmay in aad kaga maarantay."
Dadka qaar waa sida waqtiga oo kale, waxa ay kaa tagaan adiga oo raba in ay kula sii joogaan oo ay ku nagaadaan agtaada.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
"Nasiib daro ka xun ma jirto in aad qof dartii u nacdo noloshaadii qurxooneyd, isagana uu ku naalloonayo nolol farxad leh adiga la'aantaa."
Wax tagay tiigsimaad maleh.
"Qirashada iyo ku celcelinta ereyada ku habboon dhagaha lammaanahaaga, waxa ay haddiyad siin u tahay naftaada, waxa ayna shidaal iyo nafaqo u tahay ruuxda noolaha aad jeceshahay."
Ku dheh dhammaan inta aad jeclayn lahayd in ay dulka dhagahaagu maqlaan.
Waan ku jeclahay macaan❣
Hadii cirka sare sariir la iidhigo
Adigon ila socon ma seexdeen😩😌
iLaahayow Naga yeel kuwii so booqda gurigaaga xurmada badan iyagoy na wehelinayaan Kuwa Aan Jecelnahay🤲❤️
Khashani kolkey ku heshay
Ka kaaftoontay koonta intii kle🥺❤️
Hadii uu ruux jacayl uwaasho Anigu
Adiga ayan ku waashay 😫 😭
Maskaxdayda adaa ka guuxaya hadan seexdana Riyooyinkaygu waa adiga un🥺❤️
subax wacan
Adaa isku kaa hibeeyey oo iskaa siiyey lagama yaabo macan inay cid kale ila kaa lahaato❤️🔐
Kaliya marabo inan noloshaada kula saaxiibo balse insha Allah Waxaan doonayaa inaad Noqoto nasiibkii iyo mustaqbalki abid aan jecladay Kadibna ku Nastay😩🌸❤️
🍁Waxaan galay safar badda ah, adiga ayaan kaa fekarayay waxaan hoos u eegay mowjadaha hirarka badda ee is carbinaya mise waxaaba iiga dhacday illin iiga timid xiisaha aan kuu qabo awgii .Waxaan nafteyda ka ballan qaaday inta aan biyaha kasoo saarayo illintaa in aanan ku illaawin.
🍁Haddii aad dhinaceyga joogi laheyd waxaan kuu hadiyeen lahaa habsiin, heer aad kala garan weydo garaaca wadnaheyga iyo kaaga.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
Xiiso😥❣️
🍁Waxaa laga yaabaa in ay kun farriin oo kala duwani kuu taal, adiguse aad sugayso hal farriin oo aan soo dhacayn in aad dirto mooyee.
Noloshaa sidaasa.
Dadka ku dooda jacaylka lacagta ayaa ka wayn, malaha waxa ay moogyihiin in lacagtu aysan goynin jacayl dhab ah.
Waxa ugu macquulsan ee macaaneeya hurdadayda ayaa ah, ku jirka laabtaada iyo kaaha qolkaas quruxda badan.
Xeebta waxa aan u tagi jiray nasiino, hawo qaadasho, curin iyo in aan naftayda ku casuumo waqtiyada qaar, se waayihii dambe waxaa ii dheer xasuusahaaga iyo kaftankii kullankeennii ugu dambeeyay.
Waan ku xiisey😍❤️
Waxa ay mudnaan lahayd in agtaada lagu macaansado oo aad marba erey igu tiraa.
Qofka aad is shukaansataan ama is qabtaan, markii uu kuu sheekeynayo waa la dhageystaa, sheekadana waa lala wadaa, xitaa haddii sheekadu maalaayacni tahay. Sababtoo ah in la isla hadlo ayaa xalka lammaanaha/qoyska ku jiraa. Is dhageysta oo iska dhuuxa sheekada iyo shactireynta.
"Marka uu qof wanaagsan ku soo biiro noloshaada waxa uu kuu noqday wehelkaaga koowaad, mararka qaar ayaad aamineysaa in uu yahay kan ugu fiican ee aad la kullantay, saas ay tahayna haddana marka uu ka baxo noloshaada ee aad hesho mid kale ayaa oggaaneysaa in laga sii fiicnaa."❣
Waxa ugu wayn ee aan xiiseenaayo waa la kullankaaga.
Xeebta riyada kaalay Xabiibi
Dadka qaar waa sida waqtiga oo kale, waxa ay kaa tagaan adiga oo raba in ay kula sii joogaan oo ay ku nagaadaan agtaada.
Qofkii haystaa
Hurdada ku ladee
Maxey hawo maran
Habeenki tartaa?.🙈
"Eeg oo u eeg si qumaati leh, indhaha indhaha ugu qabo adiga oo dhoolla caddeynaya. Aamus oo haku oran hal erey, waa dareen aan u baahneyn hadal, balse u baahan faham."
Waxa uu ku yiri; aad baan u farxay mark ay hooyadaa iga codsatay in aan TVga u sameeyo, maxaa yeelay aragtidaada ayaan xiiso u qabay.
Waxa ay ku ku tiri; isma waydiinaysid miyaa qofka TVga qarribay xiiso uu kuu qabo darteed?.
"Guri kasta jacayl kuma dhisna, balse jacaylkasta guurbuu ku dhismaa."
"Jacaylku waa dareenka kaliya ee laga helo qalbi kasta, balse qaarbuu ku aamusan yahay."
Mararka Qaar Inta aad U baahanayso qof ku ixtiraamaya, Waxa Ka sii badan Inta aad u baahan tahay Qof dareenkaga ilaaliya ❤️🥰💔
"Qosolku marwalba farxad kama turjumayo, Qosol waxaa jira xanuunada waawayn lagu qariyo💔😢."
Nabadgalyo korkooda haa ahaato kuwa ka cudur daarto jawaabaha intey been sheegi lahaayeen." 💙🖐️
Noloshu way qurux bdan markaad noqoto qof ilaawa waqtiyadii madooba ee soo maray🤷♀️🥰
Dumar waxaa ugu kheyr badan midda mar aad milicsato ku farxad gelisa, marka aad amartana ku adeecda, mar aad ka maqan tahay kuu xifdiso maalkaaga iyo nafteeda,marka aad u timaadana kugu soo dhaweysa caashaq iyo waji furaan."💬❤❤
Guurku Uma baahna guri weyn iyo alaab qaali ah, balse wuxuu u baahan yahay naf wanaagsan iyo wada noolaansho wacan, oo ku saleysan Isfahan, kalgaceyl, is ixtiRaaM ❤️🥰
Haduu yahay jecelka farshaxan waxa tahy shaqada ugu qurux badan e qalbigayga💎
Jiifka noocaan ah waa mid aad u caafimaad badan sida ay warineyso Bright Side. Qofka qaabkan u seexdana waxaa lagu tilmaamay ruux deggan oo la isku halleyn karo. Waa qof aan mustaqbalka ka walwalin, sidoo kalena dhoolacaddeeya xitaa xilliyada adag.
Ma aragteen sida qorraxdu u soo baxdo habeen madow ka dib?
Sidoo kale farajka.. Wuxuu noo yimaadaa marka uu xanuunku daran yahay.. samir, ha niyad jabin, hana murugoon
"Ha isla noolaanina oo ha isku ag noolaanine, ee isku dhex noolaada."
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE

.png)