Sida loo heelo traffic websites kada

0

 

Sida loo heelo traffic websites kada

Inaad traffic hesho waa mesha kaali ee ugu adhag marka la joga suuqa onlineka hadeey ahaan laheed affiliate marketing ama website, qofka marka uu haysato traffic waa marka kaali ee uu sameeyni kaaro daaqli badaan marka traffic waa kuruska ama madhaxaa online ka haadi aad haysaniin traffic online waxba kama qawaan kartiid.

Marka sida aad kuheeli karto traffic weey badaan tahaay 

SEO

Seo waxaa lagaa wadhaa markii sii faahfahsaan logu daawaqo ( search engine optimization) haadi aad aqoonin SEO waxaad laamid tahay qof dahaay waan ordii🏃‍♂️  Lugo laan, SEO waa inaad Target gareeyso daadka xiiseyo waxaa aad kahadleyso example hadaan kahadalayo sida lacag loo sameeyo online waxaan rawaa inaan heelo daad xiseeyo sida lacag loo Sameeyo online topic asaaga ah ayaan Target saaraya kadibna waxaa iguso xirmaayo daadka topic xiseeyo.

Keywords research 

Keyword research waxa lagawada xarafka aad markaa kahadleyso sida topic aad markas rabto inaad kahadhasho.markasta oo aad rabto inaad google ku hoormarta website kada waxa laga rabaa inaad isticmaasho keyword research eray radhiin intaa aad diyarinin warbixinta waa inaad sii qoorsheysa topic aad kahadleyso waxaad kuu qoreyso xarafkaa aad kahadleyso google marka waa in xarafkaa uu ahaadha miid google aad keheshee oo daadka eey radhiyaan baal ilaafiri sawirkan hoose 


Waxaan kuu qoore google ciyaaraha kadib waxaad araagta xarafaaha kaale ee  sobaxaaya waxaas kuulii aad araagto waa xarafaha ey radhiyaan daadka daneynaya ciyaaraha markaa waxaan qadhaneeyna miid kamiid ah xarafahaas sida (ciyaaraha manta ) xarafkaas ayaan qadhanee oo an rabnaa inaan kadiyarino warbixin kadibna an kuu hoor Marno google search.

Waxaad ubahaantahay inaad ogaato intaa qoof ee radhiiso bishi xarafkaan ( ciyaaraha manta) baaal an islaa aragno waxad tageysa (google ads)  kadib firi sawiradaaan hoose.



Markaad tagto google ads oo aad gasho waxaad katageysa mesha aad kuu aragto icon settings ahaanta ah kadib waxaad kasi tageysaa keyword planner kadib waxaa kusobaaxayo sawirkaan hoose.


Waxaad arkeysaa meshii aad kuu isticmaali laheed xaraafkii an radhii  raabne kadib an islaa aragno markii an radhiyee xarafka ciyaaraha manta waxaa iso baxee


Sida aad ujedaan xarafkaas waxaa bishi radhiisa celcelis 1000_ 10,000 jeer ayaa laraadhiya xarafkaas marka haadi aad kuu hoor maarto xarafkaas waad google page waxaad heleysa traffic free ah oo malinkasta kusodaca.

Marka sidee ayaan ku hoor maari karaa google xarafkaas an hadaa example usoqadhaanee 

waxaad firineysa website ugu hooreya pageka google kadib waxaad firini intaa words ama xaraaf oo uu qoorey haadi uu qoorey 1000 words adhigaa waad kabadhineysaa waxaad kadigeysa 2000 words sidaas hadaad sameyso waxaad ku guleysaneysaa inaad kaa hoor marto website ugu hooreya ama aad imaato pageka google.


Post a Comment

0Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !