Erayo jaceyl erayo jaceyl dareen, erayo jaceyl qalbiga, erayo jaceyl soo jiidasho leh, erayo jaceyl oo gaaban, erayo jaceyl xikmad leh, geeraar erayo jaceyl, erayo jaceyl oo aad umacaan, erayo amaan qurux dumar.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
erayojacey 2022
waxaan halkaan kuguso gudbineyna erayo jaceyl oo xuul ah kuwaas oo intaa badaan lagaa heelin meelkasta oo internet ah waxa nalaso xariiraye akriistayaal aad ubadaan waxaan arkee in daadka somaliyeed eysaan laheen daad uso gudbiyaa arimahaa jaceyka oo qoraal ah madama hada aduunka unoqdee digital
intaa badaan daadka waxey haystaan mobile smart ah kaas oo eey ku isticmaalan internet marka kaaliye waxaa ubahaantahy hadii aad rabto inaad romantic noqo kaliye soboqo google kuna qoor website keena magaciisa higsii kadibna kudufo kadibna heel erayo jacey oo xuul ah oo ad udiri karto xaaskada ama jaceylkada ok markaan baal an wada aqrisaano erayo jacey.
Waxaan Qoraa qisooyinkaaga kuwoodo xanuunka badan waxaana Doonayaa inaan Tirtiro Anigoo og Iney yihiin Kuwa Aan la hilmaami Karin Kaliya Aqriso Buuga cusub Aan Aniga Abwaanka ka ahay kaaso leh damaanad Aan laheyn dhaawac dhawaasho mooye.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
Balani waa inoo hadhow e Jacaylka fudaydin mayne Xagaaga ka feejignow
Dugaalka ugu habboon waxaa laga helaa halka aad u aragto in ay dugsi kuu noqon karto, haba ahaato hooska ruuxa aad jeceshahay.".
Waxaad i bartey kaliya sida wax loo jeclaado blse anaa is barey sida loo iloobo dadka iga tagay
Dhmaantood waxay Buuxiyeen hareerahayga LakiN waxaan ahay cidlo adiGa dartaaa maxay tahay farxadu hadaanay adiGa AhayN
Laabtayda uMa furno QoF aan adiga ahayn
Waxaad Noloshayda u ifisaa Sida Dayaxa HabeeNkii U ifiyo oo kale
HabLahaba Ka TiLmaaMaN TaaN GacLooday
Haddii aad rabto in aad dhadhamiso macaanka uu leeyahay 𝐣𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥𝐤𝐮, ka yeel 𝐪𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 mid qof kali ahi degan yahay".
Wadnaha adiga dhax JiiFa KU dhaGan Maanka iyO xiskeyga
Dhammaan noocyada kala duwan ee soo jiidashada, dhammaan quruxda nolosha. Dhamaan farxada aduunka
Dhib walbo Waan kula Qeybsan Waxaan Kaa ilaalinayaa Dhaawac walbo ku soo Gaara waxaan kaa Balan Qaadayaa Wax walbo Dhaco inaan Garabkaga ahaan Doono Adiga waxaa tahay sharaftii Nolosha Aniga Waxaan ahay sharaftada Qufkii Difaaci lahaa waxaan Ahay Ruux Damqashadada Dhibeyso Dareenkaga Si cajiib leh u Qaato
Waan Waayay Ruux Adiga kula siman xataa ku matala Waxaan Ciishoon Doonaa Markaan ku waayo Oo Aan Heli waayo Shaqsi Adigoo kale ah Jaceyl waxaa ii Dheer Dhiirigilin iyo maamus madaxtimo leh Hubaal waan Helay Dunidoo idil Waan ku jeclahay mana Kaa Maarmi karo Ee kor u Qaad kaslsoonidadah igu Hiili farxad iyo Naxriis oo İi noqo sidaan Kuu ahay
Waxa uu ku yiri; aad baan u farxay mark ay hooyadaa iga codsatay in aan TVga u sameeyo, maxaa yeelay aragtidaada ayaan xiiso u qabay.
Waxa ay ku ku tiri; isma waydiinaysid miyaa qofka TVga qarribay xiiso uu kuu qabo darteed?.
Sidaan Agtaada Ka Haley Shaqsi kale kama helin wal walkeyga waxaa badalay Muuqashadada oo leh Naxriis iyo Maamul jaceyl Hadii Aad iga Dheertahay waxaa wahel ii ah Hadalkaga maqalkiisa Hadii Aan ku helana waxaa muuq ii ah Aragaaga natiijada sare leh
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE
Waxaan kuu Fiiriyaa si Qaas ah Maxaa yeelay naftada Aniga Ayeey ii Qaas tahay Waan Aamin Sanahay İnaad I jeceshahay Balse waxaan ku Fikiraa inaad Aniga oo Kaliya Dunida iga ilaashatid İi Rumeey Riyooyinkeyga Runtii Anigana naftaada Raali Baan u ahaan Doonaa Goor walba
"Wicitaan la'aanta, waan fahmay Farriin la'aanta, waan fahmay. In aadan waqti ii hayn, waan fahmay. Hase ahaatee marka aad igu aragto qof kale, waxaan rejaynayaa in aad fahmi doonto."
Sidaad rabtid u mashquul, Meesha rabtid ku maqnow, Xitaa markaan kuu baahida badnahay iga maqnow, balse waxaad ogaataa markad soo laabatid ood aniga i waysid hala yaabin go'aankaas waayo adigaa gaarsiiyay heerkaas."
"Maxaan buugaag badan oo jacayl ah ku akhriyay, dhambaallo jacayl ahna aan ku qoray kuna akhristay."
"Daryeel xumo waxaa kuugu filan, in aadan helin wax koob shaaha kuu keena adna aadan karsan iyo in aad sariirtaadii sida ay ahayd ugu soo laabato."
Qolka hurdada waxaa ka reebban qaylada, is qabsiga, qurux la'aanta, is qoomidda iyo qarash is waydiinta."
Wixii wada hada hadal ah, bannaanka iyo daaradda guriga kusoo dhammaysta, halkani waa is habsiin, naf isu hurid, dareen hadal iyo han dhisid lagu sii howlgalo.
Gabadha madaxa adag; nafteeda xitaa wey ku madax adeegtaa, ogoow haddii ay ku adeecdo in ay si dhab ah kuu jeceshahay."
Waxaan ahaan doonaa dhinacaaga, xitaa haddeynu in badan is khilaafno, lagama yaabo in aan kaaga tago maalayacniga nolosha darteeda"
Farxad Waxan Ka heLa Agtada Waxan RajayNayaa iN AaN MarwaLba sidaN uWada FaraxsaNaNo NolOsha isLa QaybsaNo
Run ahaanti NoloshU way Quruxbadan tahay markad haysato Qof kU Fahmaya Sababto Ah
Waxad Haysataa WeheLFarxadTaloGarabIyO JacayL
Weligay ma qorshayn in aan sidan oo dhan kuu jeclaado
QaLpiGa DhiNacaga Aaday Wadnaha Kuso dhawaday dhugtiisana AAD Dareentay Ha dhaawiNe iLaasho McaN
Waxay iga dhigtey mid ku dhoola cadeeya dunidaan, sideen u jeclaaneynin !
Kawaran hadaan kuu sheego la sheekeysigaada inuu daawo u yahay wax walbo oo qalbigayga ku jiro.
Weli kolkooliskaakii wacnaa iyo Kama korin kashaadii macaanayd
Kuuma jeclaanin shey daraadiis, ee waxaan kuu jeclaadey adiga ayaa wax walbo ah
Adiga waxaad tahay waxa ugu quruxda badan ee aan maalinteyda ku bilowdo, iyo waxa ugu quruxda badan ee aan maalinteyda ku dhameeyo
Run Ahaantii Aniga uma Baahni wax doctor ah Maxaa yeelay Adiga ayaa ah Dawadeyda iyo Doonista Nafteyda
Waxaad ahaan doontaa marwalba waxa ugu quruxda badan ee nolosheyda.
JiritaaNka Noloshaada Ayaa iGa dhiGaysa iN aaN Ka xishoodo wax KlE in aaN Jeclaado
Waxan Kula rabaa xasuus Aan dhamaad lahyn iyo Nolol Aan murugo lahyn
Waxan Kula rabaa xasuus Aan dhamaad lahyn iyo Nolol Aan murugo lahyn
Indhahayga Marnaba Muuqaagu Kama Caajisaan
Waxaan raadinaay Farxad Ka dib Adiga Ayaan ku helay
Dhaqankaga wanaagsan ayaa AniGa aaad iso jiitay hEer aan gaadhay in aan
Salaad walba kadib Kuso duceyo
Waxaan dareemaa fiicnaan markaan kula joogo.
Codkaga Ayaa iGa Tirtira Daalka iYO Cidhiidhi waLba oo iHaysta
Way Adagtahay in La Helo QoF adiGa oo kale Ah aaad baaN ugu faraxsanahay in aaN kU helo macan
Kaaftoomi Kari waayay AdNa Kaaba NoqoN wayday
Mararka Qaar Laga Yaaba in aaN Ka xanaaqo, mararka Qaarna ku dhaawaco
Balse I aamin MajirO Ruux aaN kugu doorsanayo adiga
Si Xad dhaaf ah Ayan ku Jeclahay saw xaq Uma lihi inan ku iLaashado oo aan farxad ku siiyo. McaN
Naxariista iyo dagananta an agtada ku dareemo ma jiro ruux kula mid ah ama iila ka siman naftaa ka raali ah
Inta aynu nagi nahay ifka maalmo noolnahay adaan kugu Nasiibsaday
Qof kasto Noloshiisa Waxaa Ku Jiro Qof Uusan Bedeli karin Anigana Qofkaasi Waaa Ii Adiga
Dareennada qaar iyo nolasha qayb ayaan celin waayay Qaali dabadaa.
APPLICATION ERAYO JACEYL AH HALKAAN KALASO DAAG 👉 PALYSTORE

