sheeko qosol badan, sheeko qosol badan reer mudug,

0

sheeko qosol badan kusodawadha higsii halkaan idinkuso gudbinayaa sheeko qosol badan intaa badaan dhaalinyarada ayaa aad uxiseysaa sheekoyinka qosol badan markaa waxaan idiinso gudbinaya 

sheeko qosol badan,

sheeko qosol badan reer mudug,,

sheeko qosol badan wiil iyo gabar,

sheeko qosol badan oo xikmad leh,

sheekooyin xiiso iyo qosol leh,

sheekooyin qosol badan pdf,

sheeko qosol badan 2022,

asc kusodawada higsii waxaan 

sheeko qosol badan, sheeko qosol badan reer mudug,

Gabadh waalan ayaa nin dhakhtar ah u tagtay waxay ku tidhi

Dictoore habeen walba wxaan ku riyoodaa daanyeero kubad wadda ciyaaraya ...

markaa maxaan sameeyaa?

Dictoorkii ayaa yidhi wxaan ku siina dawo Riyadda kaa joojisa 

Gabadhii waalanayd kulahaa doctor caawa waa Finalkii ee habeen danbe iiga dhig daawada 


Sheeko qosol badan 

Nin gaaban ayaa maalin arkay meel shil ka dhacay, oo lagu buuqsanyahay meeshii ayuu fiiri is yidhi lakiin nasiib daro  waxba uu arki waayay oo dadkii ayaa ka qariyay 

Kor iyo hoos meel uu wax ka arko uu waayay ileen waa nin gaabane kadib uu fikiray sidii uu wax u arki lahaa. Kadib intuu dib u baxay ayuu qaylo ku dhuftay, wuxuuna dhahay war kaleexda qofka shilka ayaan qaraabo nahaye dadkii oo dhan ayaa hal mar u baaneeyay markuu meesha yimid wuxu arkay dameer meesha yaala


Dadkii intay yaabeen ayay ku dhaheen war ma dameerka ayaad qaraabo tihiin. 


Ninkii gaabnaa intuu qoslay kulahaa ninka dameerka iskale ayaan qaraabo nahay


sheeko qoso badan oo kaale 

hada ka hor baa juxe la yiri adaa cod macaan lahe kaalay salaada cishaha na tuuji markaasu aqbalay wuuna tujiyaay. kadib dadkii baa kala dhamaan waayay alle juxe cod macaanida markaas buu yiri : waliba ma aanan wayso qabine hadan wayso qabilahaa waa la yaabi laha.

sheeko qosol badaan

Nin ayaa xaas guursaday habeenki aqal galka  ayuu soo galay guriga markaas ayuu ku arkay 3 koofi oo miska korkiisa saaran wuxu weydiiyay maxay ugu jawaabtay, koofidass waxaa ka dhintay ninkeygii koowaad oo la iga diley tan labaadna waxaa ka dhintey ninkeygii labaad oo shil gaari ku dhintey, koofida seddexaad waxa ka dhintey ninkeygii seddexaad oo xanuun u geeriyooday, markaas ayuu inta siibay koofiyadii madaxa ugu jirtay oo ag dhigay koofiyadhihi kale yiri kofidaanna waxad ku dhahdaa qofkii ku weydiiya waxaa iska lahaa ninkeygii afraad oo lafahiisa la cararay..... kkkkkk

sheeko qosol badaan

Nin bakhayl ah ayaa beri lax u gaystay nin hilible ah si uu ugu qalo. Waxa uuna ku yiri:- "iisoo qal, hilibkana ii kari, baruurtana ii shiil, dhiigana wiil baan jadeeco kaga dawaynayaaye weel iigu shub, madaxana ayeydeey oo indhaha loo qalay baan siinayaaye ii keen, lugaha oday deriska ah baan siinayaaye la kaallay, haragana hanaga soo ilaawin waan ku tukanayaaye. Ninkii hiliblaha ahaa oo xanaaqsan ayaa ku yiri codkeedana waan kuusoo duubayaa moobilka ha kuugu soo dhacee.

sheeko qosol badaan

Nin gaaban ayaa maalin arkay meel shil ka dhacay oo lagu buuqsanyahay 
meeshii ayuu fiiri lkn nasiib darro waxba uu arki waayay oo dadkii ayaa ka qariyay 
Kor iyo hoos meel uu wax ka arko uu waayay ileen waa nin gaabane 
Kadib uu fikiray sidii uu wax u arki lahaa 
kadib intuu dib u baxay ayuu qaylo ku dhuftay wuxuuna dhahay war kaleexda qofka shilka galay ayaan qaraabo nahaye dadkii oo dhan ayaa hal mar u baaneeyay markuu meesha yimid wuxuu arkay dameer meesha yaala
Dadkii intay yaabeen ayay ku dheheen war ma dameerka ayaad qaraabo tihiin 
Ninkii gaabnaa intuu qoslahay kulahaa ninka dameerka iskale ayaan qaraabo nahay 
FaqFaqiir Jcl GalaylFaqiir Jcl GalaylFaqiir Jcl Galayle aqli ba ka buxa gabow 

sheeko qosol badaan
"Sheeko Qosol badan" Nin Duuliye ah ayaa lagu yiri dhawr qof oo waalan Nigeria ka qaad adigoo geynaya Mareykanka, Duuliyihii dadkii waalnaa ayuu diyaaradda ku qaaday aad ayeyna u buuqayeen illeen Waa dad waalane. Wax yar kadib, mid ka mid ah dadka waalan ayaa Duuliyaha u yimid wuxuuna ku yiri” Fadlan ma I bari kartaa sida diyaaradda loo duuliyo” Duuliyihii wuxuu ugu jawaabay” Waa ku barayaa haddii saaxiibbadaa ay diyaaradda buuqa ka joojiyaan” Ninkii waalnaa saaxiibbadiis ayuu aaday daqiiqado kaddibna kulligood waa aamuseen wuxuuna dib ugu laabtay Duuliyaha una sheegay in hadda buuq uusan jirin oo aamusiyey. Duuliyihii Waa farxay wuxuuna weydiiyey ninkii waalnaa” Sidee ku aamusiday” Ninkii waalnaa wuxuu ku jawaabay” Daaqadda ayaan u furay waxaana ku idhi baxa bannaanka ku ciyaara.

sheeko qosol badaan
Nin ayaa reerkiisa ka sadcaalay bari markii uu sanad iyo dheeraad ka maqnaa ayuu habeen kii danbe soo dhacay goor saq dhexe ah. Hase ahaatee waa uu ka war hayay reerka bad qabkiisa iyo in uu nabad kusoo hoyday oo malaa dadkii uusoo maray ayaa xogta siiyay. Waxaa uu damcay inuu habeenkaa uu islaantiisii ay waayaha badan kala maqnaayeen ay u fududayso laakiin wax walba sidii uu rabay way noqon waayeen wuxuuna seexday asagoo aad u cadhaysan. Aroortii ayuu sodohdii la lisay hal ay maalayeen hashii ayaa carartay oo qubtay caanihii asagiina ul ayuu qaatay oo la dhacay sodohdii ayaa waydiisay "hooyo maxad hasha u dili waa ma yeedhaane" markaas ayuu yidhi "hooyo dad iyo duunyo waxa candhada kuu diida ma necebtahay.

sheeko qosol badaan

Nin Mindi wata ayaa soo hor istaagay Masaajid markaa salaadda laga baxay, kaddibna wuxuu yiri ”War yaa Muslim ah”? Hal nin ayaa farta taagay dadka intii kalana waa aamuseen. Ninkii ayuu kaxaystay, kaddibna neef uu biraynayey ayuu yiri iga caawi. Waa uu la qabqabtay, wuuna bireeyey. Markii uu caawiyey ayuu yiri haragga intaad ka bixinayso ku ma sugi karee Masaajidka ku laabo oo qof kale ka soo kaxayso.
Masjidkii ayuu ku laabtay isagoo markaan wata Mindidii oo dhiig ka da’ayo, kolkaa ayuu yiri ”War yaa kale oo Muslim ah? Waa la wada aamusay, wuu ku celiyey ”War nala hadla oo yaa kale oo Muslim ah ? Dadkii oo dhan ayaa Imaamkii farta ku fiiqay oo yiri ”waxaan kolleey hubnaa wadaadka na tujiyey.
Wadaadkii ayaa inta uu istaagay , cimaammaddiiisana tunka saartay yiri ”Hooyadiin baad u sheegeysaan, ma labada rakcaddood ee aan idinka saaray ayaa lagu Muslimaa

sheeko qosol badaan

Wiil baa oday gabar udoontay suu yiri adeer gabadhaada ayaan rabaa. Suu yiri odaygi adeer sigaar macabtaa Wiilki adeer marka aan qayilaayo leen qac ka siiyaa Odaygi oo maba qayishaa Wiilki haa adeer marka aan isbaarada jooga lee qayilaa Odaygi acuudu bilaahi oo isbaarana majoogtaa Wiilki haa adeer waan joogaa sidi xabsiga leygaga soo daayay waxkaleba kama shaqeyn Odaygi oo maxaa laguugu xiray waa yaabe Wiilki oday istubid ah ayaan gabar udoontay waana ii diiday ana 5 xabadood ayaan madaxa uga dhuftay wuuna dhintay saas darteed ayaa ley xiray Odaygi faataxada noo mara aan gabadha mahriyee kulahaa kkkkkkkkkkk



Post a Comment

0Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !