Affiliate marketing afsomali step by step 2022

0


 Affiliate marketing waa suqaa manta ugu ficaan ee laga shaqetsaan karaa waxaan halkaan idinkuso gidboin doonaa korso damestiiran oo kaa caawin donta inaad wax kafahaanta suqaa affiliate marketing markasta oo ad rabto inaad bilaawda affiliate marketing waa inaad haysaata strategy micnahaa wadaa aad kuu sameyni laheed lacag e suqaan affiliate marketng.

baal an kabilawna maxaa wayee affiliate marketing sidaan ognahay suqaa affiliate markting wuu waji badaan yahaay marka adhiga midaa aad kuu adkeysaato lee kuu anficii doonta, marka manta waxaan kutusii doona wadoyinka badaan ee aad ogaa shaqeysaan doonta suqaan.


Create account on digistore24

sameyso account marka ugu hooreysa waxaan kutusiin doona sida aad account usameysaan laheed daad  badaan ayaa wali gareyniin sida account loga sameysto digistore2 marka manta ayaan kutusi doona ee ilasoco. marka ugu hooreyso waa inaad qabta gmail account kadib waa inaad gashaa websitekaan digistore24.


waxaad kudufaneyso meshaa ey kuqoorantahay (register now) am button kaale ee kuqorantahay (start now) 

kadib waxaa kuso baxayaa formkaan oo kaale oo aad buxineyso




 

waxaad doraneysa mesha calamada yellow ey saraantahay ee kuqoraan affiliate kadib waxa buxineysa qeybta kaale ee username kada iyo email kada kadib waxaa doraneysa pasword. intaas kadib


magacada iyo wadaanka aad jogta hada waxaa saraan kenya lkn adhiga wadaankada ayaa doraneysa kadib mobile nambarkada buxi mesha eey kuqoraantahy (skymename ) iskadaaf meshaas kasoco kadib waxaa tiig sareysa meshaas aad aragto oon kusaare qalinka oo ugu dambeyso kadib waxa kudufaneysa button ( register for free now).

waa intaas sidaa loo sameysto account digistore24 hadii aad kaaqabto sual fadlaan qeybta hoose ee commet nogu reeb waan kuu jawabaya. markaan account sameysaano waxa ino xigaa sida an kudoraan laheen alaabta aad suuq geen rabto

How you can choose a product to promote

sida lodorto alaabta waa qeybta ugu muhimsaan inaad fahaanto markaad sogaasho suqaan digistore24 waa sidaan baal ilaa firi kadibna an kutuso sida losoqaato alabta alabta aad suuq geyneyso waxa jiiran kuwo badaan oo laraabin inaad waqtiga aad iskaa dameyso iyo larabo inaad isticmasho baalilaa firi sawirkaan



waxaad doraneysa mesha an ku calameye ee kuqorantahay (marketplace) kadib waxa kusobaxayo alaabtii. sawirkaan hoose firi.



sidakaga muqataa sawirkaan markad firiso qeybta hoose waxaan kabixiin doona faahfihin waxa ugu muhimsaan oo laraabo inaad firiso waxaa kamid ah

Cart conversion : waxaa laga wada intaa qoof ee gadhaatay 100% marki ladaaho hadaa alabtan kaa muqaato sawirka waxaad aragta iney tahaay 28% boqoolkiba marka weey ficaan tahay dinacaas marka laga firiyo dadka gatee maxuuma.

Cancelation rate:  waa intaa qoof amaa cadaada inta qoof ee iska cancel gareyse alaabta inteey gateen kadib hadii aad argto iney kabaadan tahay 20% iskadaaf alaabtas markaan firino  sawirka koore waxa cancelation rate u noqdee 11% marka waa ok.

Sales rank : meshaan waa mesha laga firiyo alaabta nambarka ey kajogta suqaa hadii alaabta ey tahay nambar 1- 5 weey ficaantahay balse intaas kaali kuma ficnaa ee ogoow.

Earning : waxa lo baahaan yahay inaad firiso lacagta aad adhigana qadhaneyso commission kada hadii commission uu noqdo 30$ iyo wixi kasaareya waad isticmaali kartaa.

intaas ayaa ugu muhimsaan inaad kafiriso alaabta intaad promote gareeynin. 

markan soqadhano alaabtii oo damacno inaad suuq geyso 

Promoting the product

Waxaa jira habab badan oo kala duwan oo aad isticmaali karto si aad kor ugu qaaddo xiriiradaada ama barnaamijyadaada, laakiin waxaa jira dhowr waxyaalood oo gaar ah oo ay tahay inaad maskaxda ku hayso si aad u hubiso in xayeysiisyadaadu ay guulaystaan.

Markaad rabto inaad promote gaareyso affiliate marketing waxa ugu muhimsaan waxaa  waaye inad lasocoto aqbaradka (analystics)  kaso baxaayo link aad promote gareyseey inaad lasocoto inta qoof ee click gaareyse iyo daadka meshaa ey kalaa jogaan marka taas waxeey kaa caawineysaa inaad isbadaal kusaameen karto hadoow meshaa aad aragto daadka ineey kasoracaayan halkaas ayaad target gareyneysaa.

1. Email campaigns

Email campaigns waa qeybta ugu muhimsaan marka ladaaho promoting of product in affiliate marketing waa list aad aruurineysa oo emails ah qofkasta oo soboqdaa website kada ama landing page kada waxu kurebaya emailkisa marka hadii usaan gadhaanin alaabti aad u sobaandigte waxaad haysaata fursad kaale oo ah inaad kalaa xarirta emailkiisa adhigo ku dhiiri gaalinaya inuu gaato alaabtas. 

markaa haadii aad rabto inaad furaato email marketing waxaa jiira website lagaa furaanayo oo free ah iyo kuwo lacag ah balse anigaa waxaan kuso baandigaya midka free ah.

linkigaa halkaan kudufo 👉 systemeio 

sawika websiteka waakaan oo email marketing ah



2. Video content

qeybtaan waa inaad sameysaata youtube chaanel oo aad ku sogudbineyso muqaalo kusabsaan inaad kadiyariso review waxa looyaqano oo ah inaad alaabta xayisiis usaameysa link alaabtanaa aad digtaa qeybtaa hoose ee discription kadiib sidaas ayaad ku heleysaa daad soboqda linkiga affiliate marketing.

3. Creating a website 

midaa kaale waa inaad sameysata website ku qaas ah oo aad kuso gudbineyso waxa loyaqaano (product review ) inaad warbixin kadiyaariso alaabta aad promote gaareyneyso kadib linkigawaxaa digeysaa islaa warbixinta daaxdhedhe. dadka soboqda website kada waxay kudufanayan linkigaas aad digtee kadibna sidaas ayaad ku heleysaa trafic.

Waxaa jira meelo badan oo ku xeeran mareegaha halkaas oo ashkhaastu ka geli karaan oo ay kula wadaagi karaan khibradahooda alaabooyin, adeegyo, iyo shirkado kala duwan. Ma ogtahay in tani ay sidoo kale tahay meel aad u fiican oo aad ku xayeysiiso barnaamijkaaga xiriirinta iyo isku xirka?


Markaad qorayso dib u eegistaada daacadda ah, eex la'aanta ah, hubi inaad ku darto macluumaadka ku saabsan sida loo isticmaalo alaabta, faa'iidooyinka iyo khasaarooyinka isticmaalkeeda, iyo khibradaada shakhsi ahaaneed ee alaabta marka lagu daro isku xirka xiriirkaaga ama macluumaadka ku saabsan sida loogu biiro barnaamijka xiriirkaaga .

Conculusion

ugu daanbeen waxaan kugulatalin laha inaad sameyso jogteen haadi aad jogteynin waxa an kusoshege maa gareysiid hadafkada ah inaad online lacag kasameysa wixu sual ah oo ad qaabto haka baqiin isoo diig qeybtaa comment ee hoose.

 







Post a Comment

0Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !