sidee lacag loo abuuraa - adhigo isticmalaaya Digistore24

1


sidee lacag loo abuuraa

Bismilahi rahmani rahiim marka hoore Allah ayaa mahad iskaaleeh oo nawafajiye inaan idhinso gudbino cilmigaan. intaa kadib, 

horta marka hoore inaad online aad lacag kasameeyso waa ariin ubahaan inaad galiso waqti iyo samir hadii aad uu sabarto waxaad gareysaa yoolkada, halkaan manta waxaan idhinkuso gudbinaya suuqa loo yaqano digistore24 ee intiina badaan aad maqasheen. online kaa malin kasta waxaa laga sameeya lacag malayin dollar markaa maxa kudidhe inaad xirfadhahaas online aad barato oo aad kushaqeysato.
sida lacag looga saameyo digistore24 ma ahaa mid adag gabi ahaanba aragtidayda.

whats is digistore24

waa suuq online ah oo daadna eey alabtooda keenan daadna eey alaabtaas eey usii suuq geyaan, sidaa markaan kusiyoo exmple adhigaa hadaa aqrisanaaya maqalkaan ayaa waxaad ledhahaay dukaan ween kabacdii anigaa ayaa kuu imaadhee waxaan kudahaay ee alaabtada ayaan kuu suuq geynaya kabacdiina waxaad isineysa commission marka commission waxaa goo ankiisa gaaraayo qofkaa iskaa leeh dukaanka waxaan filaaya inaad fahaantaay. waxaan kutasaya tusaale yaar ee sawirkaan hoos kamuuqda firi 
waa suuq ween oo leeh in ka badaan 900 kuun oo alaab ah, isticmaalayasha 3000 bishi iyo in ka badaan 25kuun oo xiriir ah marka waxaa jiira alabooyin djitaal ah oo xiiso leeh .
 

HOW DOES DIGISTORE24 REALLY WORK?

sidee ayeey ushaqeysa digidtore24 suuqa digistore24 waa suuq ushaqeeya qaab djitaal ah, waxaad soboqoneysaa websiteka digistore24 kabacdi waxaad kasameysaneysa account, intaas kadiib waxaad bilabeysaa inaad soqadhato alaabtii aad suuq geen leeheed kabacdii waxaad bilabeysaa inaad share gareyso link alaabta eey kusiyeen, hadii lagaato alaabta aad share gareyse waxaad heleysaa lacaag commission ah 

CAN YOU EARN MONEY AS AN AFFILIATE WITH DIGISTORE24?

suasha koor kuu huusaan waa digistore24 lacag makasameen kartaa? jawabtana waa HAA inaad noqoto qof kushaqeystaa suuqa loo yaqaano affiliate marketing waa wax iskaa fudhuud markaad laa imaato shuruudaha lagaa doonayo sidaa inaad jogteysaa shaqada oo aad noqotaa qoof oog waxa uu sameynaayo. 

HOW CAN I CREATE ACCOUN ON DIGISTORE24?

Sidaa an account ogaa sameysaan karo digistore24 baal ilasoco an isla aragne koow markaad rabto inaad account sameysaato soboqo website digistore24 kudufo link digistore24  sawirkaan hoose ayaad kusobixi doona 

waxaad racaysaa aroows an ku calamadeyee kudufo meshaa eey kuqorontahaay register now ama waxaad kudufan karta meshaa ey kuqoraantahay start now its free to sign up
markaad intaas dameyso  waxa kusobixi doona sida kaa muqata sawirkaan daanba ee ilaa firi


sida ujeedan halkaan koore waxaa kaga muqada form, formkaas ayaad buxineysa waxa kamid ah inaad galiso user name kada iyo inaad gaaliso email & password, islaa formkaan ayaan sawirkiisa idiin tuusi donaa ee firi sawirkaa xiiga waa mesha intaa badaan dadka joga somalia ey nasoweydiyaan in digistore24 ey kashaqeyso somali 


sida aad ujeeda sawirkaan koore waxaan doorte wadanka somalia marka maxa didhayo anigo somali joga inaan account kasameysan karo digistore24 waa MAYA  intaas kadib waxaad aqbaali doonta shuruuda adhigo saxayo labaadas box kabacdi waxaad kudufaneysa (Register for free now)


UNDERSTANDING THE DIGISTORE24 MARKET PLACE

sida aad ufahmii karto markaad account sameysaato kadib wajiga hoore ee alaabta digistore24, waxa aad kudooran karto alaabta aad rabto inaad suuq geyso waxaa kamid ah :


  • Earning per sale - waa intaa uu sameeeye ninka iskaaleh alaabtan oo u kasameye customers kiisa.
  • Sales Rank - waxa laraba inaad firiso sida ey ukalaa horeeyan laabta sida ey ukala horeeyan ayeey ukala ficaan yihiin hadii miid ey tahaay nambarka 1 taas ayaa ugu ficaan alabta balse qasaab amaa inaad qadhato waa inaad kafirisa dinac yahaa kaale ee kuuli anso bandigaayo.

  • The cancelation Rate - waa intaa jeer ee qofka ibsaadhe alaaabta uu iskaa ceeliyee micnaha qofkaa alaabta gadhanayo waxuu haystaa fuursaad ilaa 30 days money back, hadii bishaas daxdheedha ukuso ceeliyo alaabta oo uu dahoo kumaa qaanciin waxaa daceysa in alaabtaas lacagteedi loo ceeliyo qofkaas sidasna lagu kaansaalo iibkaas.
  • The cart conversion - waa percent intaa qoof ee qadhataay alaabta hadii 100% eey gadhato 20% alaabtas suqeeda aad ayuu u ficaan yahaay

The Three Best Steps to Promote Digistore24 Affiliate Products are:

  1. Set up a simple landing age - waxaad sameysata landng, landing page waa pageka eey daadka ibsanayo alaabtada imaanayan markaa waa mesha larabo inaad suficaan uu qurxiso, website aad kusameen karto landing page weey badaan yihiin wana bilash lacag maa aha waxaa kamid ah : system.io link websitekaan halkaan kudufo =system



hadii aad rabto kuwaa kaale oo badaan website landing laga sameyo qeybta comment hoose nogu sheeg.
waxaan kaa diyariye muqaal sida loo sameeyo landing page adhigo isticmalaya system.io wakaan hoose ee daawo



2. PROMOTE DIGISTORE24 PRODUCTS THROUGH YOUR BLOG OR WEBSITE
ku share gaare link landing page aad sameysaate website kada ama link alaabta ee digistore24 hadii aad ledhahaay blog sida kaan aan hadaa idinkuso gudbinyoo warbixinta waxad sameen karta inaad kuso gudbisaa warbixin kaa hadleysa alaabta aad suuq geyneysaa kabacdiina waxaad digeysa link alaabtas page website kadaa waa haabka ugu ficaan ee aad promote gaaren karto alaabta digsitre24

3. AFFILIATE MARKETING VIA SOCIAL NETWORKS

waxaa jiira sidokale inaad kuu share gareen karto social media qeybihisa kala duwaan sida facebook, instagram, twitter, iyo youtube taas ayaa kaa cawineysa inaad hesho customer xiseynayoo alabtadaa 

4. AFFILIATE MARKETING VIA QUORA


quora waa website caan ah oo inta badaan  ey soboqdan daad ubadaan wadamada hoormaarsan sida united , uk iyo canada marka inaad kuu shar gareyso link landing page kada quora waxaad kuu hekysa traffic badaan 

conclusion

ugu danbeen waxaan kuso koobaya hadii aa rabto inad kashaqeysato digistore24 raac tilabooyinka an kuso baandige inshaalah waad kaa guul gaari doonta wixi sual ah ilaaso wadhaag qeybta comment.

 



Post a Comment

1Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
Post a Comment

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Learn More
Accept !